2022
Dowladda Soomaaliya & Maamulka Koonfur Galbeed oo ka hadlay dilka guddoomiyihii degmada marka
Mas’uuliyiin kala duwan oo katirsan dowladda Federaalka ah eeSoomaaliya iyo Maamulka koonfur Galbeed ayaa ka hadlay qarixii ismiidaaminta ahaa ee Maanta lagu dilay Guddoomiyihii Magaalada Marka ee Gobolka Shabeellaha Hoose…
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo ka hadlay qarixii lagu dilay Guddoomiyihii Magalada Marka
Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed ( laftagareen) ayaa si kulul uga hadlay qarixii ismiidaaminta ahaa ee Maanta ka dhacay magaalada marka, kaas oo lagu dilay Guddoomiyihii…
Madaxweyne Cali Guudlaawe oo furay kal-fdhiga 3aad ee Baarlamaanka Hir-Shabeelle
Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulkaas Yuusuf Axmed Hagar ayaa maanta ka furay Magaalada Jowhar kalfadhiga 3aad Baarlamaanka 2aad ee Hirshabeelle. Munaasabada furitaanka…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamud…










