Ururka Jaamacadda Carabta, ayaa shaaca ka qaaday inay si buuxda diyaar ugu yihiin inay Soomaaliya ka taageeraan abaaraha, waxbarashada iyo caafimaadka. Arrintan ayaa ku soo beegantay xilli xoghayaha jaamacadda Carabta,…
Yearly Archives
2022
Dowladda Soomaaliya oo Hay’adaha Caalamiga ah kala hadashay gurmadka Abaaraha
written by Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}- Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan la qaatay madaxa Kooxda Agaasimayaasha Arrimaha Degdega ah (…
Hoos;-Dhageyso:- Barnaamijka Athiiny kydeyooy qeybtiisa 9aad waxaa looga hadlaya Saameynta ganacsiyada Haweenka uu ku leeyahay sicir bararku iyo siyaabaha loo maareyn karo.barnaamijkan waxaa iska kaashanayaan Idaacada Warsan iyo BBCMedia action,Waxaana Soo Jeedinayaa…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamud…









