Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Arimaha Caalamka waxaa idin soo jeedinaaya Wariye Abdiraxman Maxamed Axmed (odey)
Yearly Archives
2022
Xasan Sheekh oo Wareegto Madaxweyne kusoo saaray Xubnaha Guddiga Maamulka Hay’adda Maareynta Masiibooyinka
written by Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya soo jeedinta Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa wareegto Madaxweyne ku soo saaray Xubnaha Guddiga Maamulka Hay’adda Maareynta Masiibooyinka…
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee, Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame…
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Madaxa hay’adda Cunnada Adduunka ee WFP Mudane David Beasley. Madaxweynaha ayaa la wadaagay David…









