Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali guudlaawe Xuseen ayaa sheegay in Maamulka Hir-Shabeelle uu biyo dhaamin ka wado degaannadii dhawaan ay Al-Shabaab ka gubeen dadka rayidka ah guryihii ay deganaayeen kana…
Yearly Archives
2022
Sawiro:-Madaxweyne Laftagareen oo maanta xarigga ka jaray dhismaha Wasaaradda Waxbarashada Koonfur Galbeed.
written by Warsan Radio
Munaasabada dahfurka Dhismaha cusub ee wasaaradda waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee koonfur galbeed waxaa ka soo qeeb galay Madaxweynaha koonfur galbeed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen wasiiru dowlaha Wasaaradda…
Sawiro:-RW Xamse oo shirguddoomiyay kulankii ugu horreeyay guddiga heer Qaran ee gurmadka abaaraha.
written by Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta shirguddoomiyay kulankii ugu horreeyey ay yeeshaan guddiga heer Qaran ee gurmadka abaaraha, kaas oo ka dhacay Xafiiska Xukuumadda. Shirka…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamud…










