Baydhabo-{WMN}-Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo ay wehlinayeen Xildhibaano katirsan Golaha Shacabka ayaa gaaray degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan oo degaano hoostaga ay ka socdaan howlgallo ka dhan ah…
2022
Baydhabo-{WMN}-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Abshir Cumar Jaamac, ayaa xafiiskiisa Wasaaradda kaga guddoomay nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirannimo Safiirka Jamhuuriyadda Kenya ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,…
Baydhabo-{WMN}-Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Maxamed Isaaq Cabdi oo wado Safar u kuuragelida xaaladda Amni ee Degmooyinka Koonfur Galbeed ayaa Saaka u socdaalay Degmada Diinsoor ee…
Baydhabo-{WMN}-Dowladda Mareykanka ayaa ugu baaqday dadka Kenya inay deganaansho iyo dulqaad muujiyaan kadib markii lagu dhowaaqay in William Ruto uu ku guuleystay doorashada madaxweyne, balse uu natiijada ku gacan sayray…
Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo baaq kasoo saaray abaarta kajirta dalka
Baydhabo-{WMN}-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in Hooyooyinkeena iyo Carruurtooda ay siweyn u saameysay abaarta xilligaan kajirta meelo badan oo dalka Soomaaliya ah. Wuxuu…
Sawiro:-Wasiirka Amniga KGS iyo Wafdii gaaray degmada Diinsoor oo kulamo bilaabay
Baydhabo-{WMN}-Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka Amniga Koonfur Galbeed Mudane Maxamed isxaaq Cabdi oo qeyb ka yihiin Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Mohamuud Maxamed Khayre, Gudoomiyaha Gobolka Baay Cabdifataha Maxamed ibraahim Biano iyo Taliyaha…
Dowladdaha Somalia Iyo Itoobiya Oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal
Baydhabo-{WMN}-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Abshir Cumar Jaamac, ayaa ku qaabilay Xafiiskiisa Wasaaradda ee Magaalada Muqdisho, Safiirka Itoobiya ee Soomaaliya, Cabdulfataax Cabdullaahi Xasan. Kulanka ayaa…










