Baydhabo-{WMN}-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Abdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya, Mudane Maxamed Axmed Alcuthman oo ay ka wada hadleen xiriirka labada…
2022
Baydhabo-{WMN}-Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Cali Jeeyte Cismaan ayaa Jiido hore ee Dagaalka ee Gobolka Hiiraan ku soo dhaweeyey Taliyaha Ciidanka lugta ee Xooga Dalka Soomaaliyeed Janeraal Maxamed Biixi Cabdi iyo Taliyaha…
Baydhabo-{WMN}-Guddoomiyaha guddiga doorashada ee Kenya ayaa Isniinta maanta ah ku dhawaaqay in madaxweyne ku-xigeenka dalkaasi William Ruto u uku guuleystay doorashadii sida weyn loogu loollamay ee madaxtinimada, iyadoo dhowr xubnood…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamud…
Baydhabo-{WMN}-Guddiga Doorashooyinka iyo Xaduudaha Kenya (IEBC) ayaa ku dhawaaqay in William Samoei Ruto uu ku guuleystay doorashada madaxwenaha ee Kenya. Wuxuu helay boqolkiiba 50.4% codadkii la dhiibtay, Wuxuu ka adkaaday…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo dib ugu soo celiyay Saadaq Cumar Maxamed Darajadiisa Ciidannimo
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer Madaxweyne dib ugu soo celiyey Sarreeye Guuto Saadaq Cumar Mohamed dhammaan darajooyinkii iyo xuquuqdii ciidan ee uu ku lahaa Booliska…
Baydhabo-{WMN}-Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan Arrimaha Bani’aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa kulan la qaatay Madaxweyne ku xigeenka Bankiga Horumarinta Islaamka Dr. Zamiir Iqbal.…










