Baydhabo-{WMN}-Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan Arrimaha Bani’aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa dhanbaal qoraal ah oo uu ka siday Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud…
2022
Maamulka Koonfur Galbeed oo howlagal ka bilaabay degaano kamid ah Gobolka Baay
Baydhabo-{WMN}-Wafdii uu hogaaminaayo Wasiirka Amniga Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Maxamed Isxaaq Cabdi oo ay wehliyaan Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Mohamuud Maxamed Khayre, Gudoomiyaha Gobolka Baay Cabdifataha Maxamed Ibraahim Biano, Taliyaha…
Baydhabo-{WMN}-Wasaaradda Arrimaha Gudaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa Maanta oo Isniin ah kala dirtey Golaha degaanka Degmada Berdaale ee Gobolka Baay oo mudo xileedkoodii dhamaadey Bishii Janaayo ee sanadkaan 2022…
Madaxweyne Deni oo go’aamiyay qiimaha la iibinayo Buugaagta Manhajka Waxbarashada Puntland
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Masuuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare iyo Shirkada qaabilsan daabacaada manhajka Waxbarashada Dugsiyada Puntland. Kulankan ayuu Madaxweynaha…
Sawiro:-Tababar lagu baranayay dowlad wanaaga oo lagu qabtay magaalada baydhabo
Baydhabo-{WMN }-Tababarkaan ayaa ahaa mid lagu baranayey Dowlad wanaagga iyo dhoowrista deegaanka iyadoo la wadaagayo mas’uuliyadda maamulka dhammaan dabeecadaha isbadalka Cimilada iyo badqabka deegaanka. Tababarkaan waxaa soo qaban qaabisay wasaaradda…









