Baydhabo-{WMN}-Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee dowlad Goboleedka Puntland Feysal Sheekh Cali ayaa shir-gudoomiyey shirka Amniga heer Degmo, kaas oo manta lagu qabtay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka mudug. Shirka waxaa…
2022
Baydhabo-{WMN}-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Dr Cilmi Maxamed Nuur iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa Magaalada Istanpul ee dalka turkiga waxaa ay uga qeyb galayaan shirka dhamaystirka Deyn-Cafinta…
Sawiro:-Wasiirka arimaha gudaha Koonfur Galbeed oo kulamo wadatashi oo lagu dhisayo golaha deegaanka xudur kula qaatey odoyaasha Dhaqanka
Baydhabo-{WMN}-Magaalada Xudur ee xarunta gobolka waxaa ka bilaadey kulamo wadatashii ooku aadan soo gudbinta ee ergooyinka iyo musharixiinta u taaggan xilka golaha deegaanka ee Degmada Xudur oo markii labaad dhisitaankeda…
Taliska Nabadsugida gobolka Gedo oo Saraakiisha ciidamada Itoobiya kala hadlay amniga xaduudaha
Baydhabo-{WMN}- Taliyaha Hay’ada Nabadsugida Gobolka Gedo, Cabdiraxmaan Cabdulaahi Aadan Bakaal Kooke ayaa shir gudoomiyey. Shirka xoojinta amniga iyo iskaashiga nabadgalyada degaannada xaduudka labada dal ee Soomaaliya & Itoobiya gaar ahaan…
Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Xasan Sheekh & Madaxweynaha dooran ee dalka Kenya?
Baydhabo-{WMN} Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo khadka taleefanka kula xiriiray Madaxweynaha la doortay ee dalka Kenya William Samoei Ruto ayaa ugu hambalyeeyey isaga iyo Ku-Xigeenkiisa Mudane Rigathi…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamud…
Shirkii Ugu Horreeyay Ee Golaha Wasiirada Cusub Oo Go’aamo Muhiim Ah Laga Soo Saaray
Baydhabo-{WMN}-Shir aan caadi ahayn oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa xalay waxaa isugu yimid dhammaan xubnaha Golaha Wasiirrada Xukuumadda DanQaran. Shirkan…










