Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Mudane Yuusud Axmed Hagar ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Gashaandhigga XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur Xildhibaan…
2022
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud”Waxaa naga go’an in aan argagaxisada dhibaatada ku ah shacabkeenna awood-tirno”
Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo guddoomiyey shir aan caadi ahayn oo ay yeesheen Guddiga Amniga Qaranka ayaa shacabka Soomaaliyeed la wadaagay farriin ku saabsan xaaladda…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamud…
Dowladda Qatar ayaa ballanqaaday inay Gar Gaar Caafimaad ufidinayso dhaawacyadii weerarkii ka dhacay Magaalada MuqdishoXayaat
Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horreysay tan iyo doorashadiisii khadka taleefanka kula hadlay Amiirka dalka Qatar Tamim Bin Xamad. Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegtay in hoggaamiyaha Qatar uu…
Xeerbeegti Maraykan ah ayaa dembi ku heshay laba nin oo lagu eedeeyey inay maleegeen qorshe lagu afduubayo Guddoomiyaha Gobolka Michigan, Gretchen Whitmer, sannadkii 2020. Kuwaas oo doonayey inay afduubaan Guddoomiyaha,…
Wasiirka Gaashaandhiga XfS & Taliyaha Ciidanka xoogga oo ku baaqay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab
Baydhabo-{WMN}-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Cabduqaadir Maxamed Nuur iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa Dhiiragalin u sameeyay Ciidanka Dib u xoreenta Degaanada Gobolka Hiiraan. Mas’uuliyiinta ayaa Ciidamada…










