Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhagyeso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Adan (Qalinle)
2022
Baydhabo-{WMN}-Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Goboledka puntland oo maanta ku sii jeedo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ku tegayo Magaaladaas, sida ay xaqiijiyeen ilo-wareedyo. Wafdiga hordhaca u ah…
Xukuumadda Soomaliya oo faah faahisay qodobada Shirka Golaha Wasiirada ee Muqdisho Ka Socodey
Baydhabo-{WMN}-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Saalax Axmed Jaamacayaa furay kulan Wadareedka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo galay maalintii labaad, laguna gorfeynayo howlaha mudnaanta u leh xukuumadda Soomaaliya iyo hay’adaha…
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku wajahan Garoowe & wafdi horudhac u ah oo gaaray
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa la filayaa in dhawaan uu tago magaalada garoowe ee Caasimadda dowlad Goboleedka Puntland tan iyo markii la doortay 15-kii…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Denioo qaabilay Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada ee Magaalada Garoowe ku qaabilay wafdi ka socda Dowladda Federaalka ee Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibedda Abshir Cumar Huruuse.…
Baydhabo-{WMN}-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, ahna Gudoomiyaha Guddida Gurmadka Abaarta, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ay wehelinayaan xubnaha guddiga ayaa maanta kulan la qaatay Masuuliyiinta u saraysa Hay’adaha Qaramada Midoobay ee…
Ukraine ayaa maanta u dabaaldegaysa maalinta xorriyada, xilli baqdin badani ay jirto
Baydhabo-{WMN}-Ukraine ayaa maanta u dabaaldegaysa maalinta xorriyada, xilli maanta sidoo kale ay lix bilood ku buuxdo, markii Ruushku uu weeraray dalkaasi. Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelenskyy ayaa shacabkiisa ugu baaqay feejignaan,…
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay Munaasabadda gunaanadka Kulan-Wadareedka Golaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa tilmaamay shaqooyinka baaxadda leh ee shacabka Soomaaliyeed ay ka sugayaan Xukuumadda…









