Baydhabo-{WMN}- Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa ku eedeysay Ruushka in duulaanka uu ku qaaday dalka Ukraine uu saameyn xun ku yeeshay Soomaaliya. Qoraal kooban oo safaaradda ay soo dhigtay barteeda twitter-ka…
2022
Baydhabo-{WMN}-Waxaa lagu wadaa in safaro kala gooni gooni ah ay Magaalada Muqdisho uga ambabaxaan wafdiyo ay kala hoggaaminayaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud & Ra’iisul Wasaaraha…
Wasiirka Gaashaandhigga XFS ayaa u digay Ciidamada howlgalka ka wada Gobolka Hiiraan
Baydhabo-{WMN}- Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur ( jaamac) oo booqasho kujooga degaannada Gobolka Hiiraan oo Ciidamada dowladda howlgallada ka wadaan ayaa sheegay in Al-Shabaab ay…
Sawiro:-MW Xasan Sheekh oo markii ugu horreysay gaaray Magaalada Garoowe tan iyo doorashadiisa.
Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Garoowe ee Caasimadda dowlad Goboleedka Puntland, iyada oo siweyn halkaasi loogu soo dhaweeyay.…
Golaha Shacabka Barlamaanka Soomaliya oo anixiyay Xubno uu Magacaabay Guddoomiye Aadan Madoobe
Baydhabo-{WMN}-Xildhibaannada golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay kulan ku yeesheen Xarunta Villa Hargeysa ee magaalada muqdisho, waxana shir guddoominayay Guddooomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan…








