Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhagyeso Warka Galabnnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Mukhtaar Sheekh Adan (Dalmar)
2022
Sawiro;-Xukuumadda Dowladda Deegaanka Soomaalida oo Deeq Gar gaar ah gaarsiisay Gobolka Hiiraan
Baydhabo-{WMN}-Xukuumadda Dowladda Deegaanka Soomaalida ayaa deeq gargaar ah oo noocyo kala duwan iskugu jirta ku wareejisay maamulka gobolka Hiiraan ee Maamulka Hir-shabeelle . Degmada Feerfeer ee gobolka Shabeelle waxaa ka…
Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni Oo Shaqo Joojin Ku Sameeyay Agaasimaha Sirdoonka Puntland & Ku-Xigeenadiisa
Baydhabo-{WMN}-Warar lagu kalsoonaan oo la helayo ayaa sheegaya in Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni uu shaqo ka joojin ku sameeyay Agaasimaha guud ee Hay’adda Sirdoonka Puntland ee PISA,…
Hoos ka Dhageyso Barnaamijka Hampalyada iyo salaamaha ee idaacada warsan Waxaa soo jeedinayaa Wariye Abdiraxman Maxamed Axmed ( oday) Iyo Wariye Qasim Maxamed Axmed Dhageyso;- dhageyso barnaamijka hampalyada iyo salaamaha…
Hoos Ka dhageyso Barnaamijka May koocusub ee Idaacada Warsan, Barnaamijka Caawa Waxaa idin soo diyaariyay Halkanna Idinkala socodsiin doona Faarax Huseen Haji (Abwaan Weeroow) dhageysi wacan,, Dhageyso : Barnaamijka May…









