Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhagyeso Warka Fiidnnimo ee Idaacada Warsan oo Khalid Abdi Ibrahim
2022
Wasaradda Gagaarka Iyo Maareynta Masiibooyinka Dowladda KGS oo maanta Baydhabo kusoo gabagabaysey Tababar kusaabsan Qorshaha digniinaha hore.
Baydhabo-{WMN}-Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka KGS ayaa qabatay Tababar lagu soo gabagabaynayey Qorshaha digniinaha hore Si loo yareeyo khataraha ay keeni karaan Masiibooyinka. Tababar kan aya loo qabtay in ku…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Baydhabo-{WMN}- Barnaamijka Arimaha Bulshada ayaa ah Barnaamij aan ku soo Qaadano arimaha Dhalinyarada, Beeraha, Haweenka, Fanka iyo Suugaanta, Waxbarashada, Caafimaadka iyo Dhacdooyinka, maalin kasta 09:00 am ilaa 04:00 am ayaa…
Baydhabo-{WMN}- Gaari ay saarnaayeen Ciidamada Booliska Magaalada Baladweyne ayaa lagu qarxiyey Xaafada xaawo Taako gaar ahaan laanta nuurxawaad ee Magaalada Baladweyne. Ciidamada qaraxa uu la kacay ayaa waxaa ay ahaayeen…










