Baydhabo-{WMN}-Diplomaasi sare oo Maraykan ah oo booqasho ku tagtay dalka Sri Lanka Axaddii ayaa ku boorrisay masuuliyiinta dalkaasi inay wax ka qabtaan musuqmaasuqa oo ay soo bandhigaan isbedello dhinaca maamulka…
2022
kulanka maanta ee Baarlamaanka Dowlad goboledka Galmudug iyo qodobada looga hadlayo
Baydhabo-{WMN}-Waxaa maanta maanta kulan ku leh xarruuntooda magaalada Dhuusamareeb Baarlamaanka Galmudug, sida ay shaaciyeen Guddoonka Baarlamaanka. Ajendaha kulanka ayaa ah sidii baarlamaanka loo horkeeni lahaa Qorshaha dib u eegista Dastuurka…
Sawiro;- Howlgal Laga Sameeyey Inta U Dhaxeeysa Baydhabo Iyo Degmada Berdaale Ee Gobolka Baay
Baydhabo-{WMN}- Howlgalkan uu Horkacayey Gudoomiyaha Degmada Berdaale Ee Gobolka Baay Mudane Maxamed Isaaq Care Case Ciidamada Daraawiishta Koofur Galbeed Soomaliya ayaa Howlgal Ka Sameeyey gaar ahaan Ciidamada Ka Sugan Degmada…
Baydhabo-{WMN}- Ciidanka Millateriga Soomaaliya ayaa la wareegay degaanno hor leh oo ka kala tirsan Gobolada Shabeellaha dhexe iyo Gobolka Hiiraan, Ciidanka Millateriga Soomaaliya oo kaashanaya kooxda Macawislayda ay la wareegeen…
Baydhabo-{WMN}- Naxashka Boqorad Elizabeth II ayaa la gaarsiiyey Edinburg ka dib safar lix saacadood qaatay oo ka soo billowday Balmoral. Dad baroordiiqaya ayaa isugu soo baxay waddooyinka magaaladaasi markii gawaarida…
Baydhabo-{WMN}- Waxaa Maalintii labaad galay Shirka Madasha wadatashiga Qaran ee u dhaxeeya Madaxweyne Xasan Sheekh, Ra’iisul Wasaare Xamse & Madaxweynayaasha maamul goboledka dalka oo ka socda muqdisho Shirka oo shalay…










