Baydhabo-{WMN}-Guddiga Gurmadka Abaaraha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed, ayaa kulan la qaatey madax ka socotay Hay’adda IOM. Wafdiga, ayaa waxaa hoggaaminayey Amy Pope oo ah Ku-xigeenka guud ee Hay’adda IOM. Gudoomiyaha…
2022
Baydhabo-{WMN}- Haweenka Magaalada Baladweyne ayaa wado ololo Raashin bisil loogu diyaarinayo Ciidamada Xooga dalka Soomaaliya iyo kuwa deegaanka ee dagaalka kula jiro Al.shabaab kuwaas oo ka socda inta udhaxeeyso Baladweyne,…
Dowladda Mareykanka & DFS oo ka wada hadlay horumarinta kalluumeysiga gudaha Dalka.
Baydhabo-{WMN}- Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Xasan Aadan ayaa la kulmay danjiraha dowladda Maraykanka u fadhiya Soomaaliya Larry E. Andrew. Kulanka Wasiirka iyo Danjiraha ayaa…
Maxay ka wada hadleyn Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS & ku xigeenka Xoghayaha guud ee hay’adda IOM
Baydhabo-{WMN}- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Abshir Cumar Jaamac Huurse ayaa kulan la yeeshay wafdi ka socday Hay’adda IOM oo ay hoggaamineysay Ku xigeenka Xoghayaha guud ee hay’adda…
Magaalada Muqdisho oo lagu soo gabagabeeyay Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka, iyada oo laga soo saaray Warmurtiyeed.
Waxaa maanta Magaalada Magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo uu shir guddoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Shirka oo socday laba maalmood ayaa waxaa…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Somalia, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Wafdiga Madaxweynaha ayaa halkaas kaga qeybgalayo munaadabadda dhaarta iyo caleema saarka…










