Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhageyso Warka Galabnnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Maxamed Adan (Socodaal)
2022
Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeyb galay Caleemo saarka Madaxweynaha cusub ee Kenya
Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Nayroobi kaga qeyb galay Xafladda caleemo-saarka Madaxweynaha cusub ee dalka Kenya Mudane William Samoei Ruto. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa…
Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, oo howlo shaqo u jooga Muqdisho ayaa qaabilay Agaasimaha Bariga Afrika ee hay’adda IOM, Mohamed Abdiker, Madaxa Xafiiska IOM ee Soomaaliya, Frantz Celestin…
Sawiro;-Maxkamadda Gobolka Banaadir oo xukun Dil ah ku riday Rag loo heesto weerar iyo Dil
Baydhabo-{WMN}- Maxkamada gobolka Banaadir ayaa maanta soo gabagabeesay dhageysiga dacwad ka dhan ah 11 eedeysane oo loo hestay dagaal sifeyn ah iyo weerar sababay dhimashada marxuum Liibaan Cabdiqaadir Cali. Maxkamadda…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida Mustafe cagjar iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa socdaal dhanka cirka ah ku gaaray gobolka Afdheer gaar ahaan degmada Ceelkari. Madaxweynaha ayaa shacabka degmada Ceelkari meel fagaare…










