Baydhabo-{WMN}- Guddoomiyaha Cusub ee Maamulka Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa caawa xilka kala wareegay Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Ahaana Duqii Muqdisho…
2022
Wafdi Ka Socda Hay’ad laga leeyahay Dalka Qatar Oo Soo Gaaray Muqdisho iyo ujeedka wafdiga?
Baydhabo-{WMN}- wafdi ka socda hay’adda Qatar Foundation oo ay ka wada hadleen sidii loogu soo gurman lahaa shacabka Soomaaliyeed oo ay abaartu saameysay.ayaa Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi…
Madaxweynaha Soomaaliya oo kulankii ugu horreeyay la yeeshay madaxweynaha Kenya
Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa aqalka madaxtooyada ee magaalada Nairobi kulan kula yeeshay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Labada madaxweyne ayaa ka wada hadlay arrimo ku saabsan guddiga wadajirka ah…
Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adda IOM oo kawada hadlay waxka qabashada Abaarta
Baydhabo-{WMN}- Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Biixi Iimaan Cige ayaa maanta xafiiska ku qaabbilay wafdi uu hoggaaminayay Agaasimaha Bariga iyo Geeska Afrika ee Hay’adda Socdaalka Adduunka ee…
Baydhabo-{WMN}- Armenia iyo Azerbaijan ayaa sheegay in ku dhawaad 100 askari lagu dilay Talaadadii dagaalkoodii ugu cuslaa tan iyo sanadkii 2020-kii, kaas oo ka dhashay muranka gobolka Nagorno-Karabakh. Mowjadihii ugu dambeeyay…









