Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Danjire Tiina Intelmann. Madaxweynaha iyo Danjiraha ayaa ka wada hadlay xaaladda guud…
2022
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u ambo baxay dalka Maraykanka
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay dalka Maraykanka, halkaas oo uu kaga qeyb geli doono Meertada 77-aad ee Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobey.…
Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha dalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa gaaray magaalada magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaasoo berri uga qeyb galayo caleema saarka Madaxweynaha cusub ee Kenya William Ruto. Sida wararku…
Baydhabo-{WMN}- Baabuurka Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy ayaa shil kula galay magaalada Kyiv arbacadii, sida ay saraakiishu sheegeen, balse dhaawac halis ah ma gaarin. “Madaxweynaha waxaa baaray dhakhtarkiisa, ma jiraan dhaawacyo…










