Baydhabo-{WMN}- ugu yaraan 10 qof ayaa lagu dilay weerar cirka ah oo ka dhacay caasimadda gobolka Tigray ee Itoobiya, sida ay xaqjjiyeen saraakiisha isbitaalka, iyada oo ciidamada TPLF ay ku…
2022
Sawiro;- MW Laftagareen ayaa Magaalada Baydhabo kulan kula Qaatay Wasiirrada Gargaarka ee Dowlad Gobaleedyada Dalka.
Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Waxaa uu kulan la qaatay Wasiiradda Gargaarka iyo Maareynta Muusiibooyinka Dowlad Gobaleedyada Dalka , oo shir uga…
Sawiro;-R/ Wasaare ku-xigeenka oo Ansixisay Heshiis Dhax maray Soomaaliya iyo Turkiga
Baydhabo-{WMN}- Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salah Jama, ayaa maanta guddoomiyey shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiiradda oo looga hadlay arrimaha Amniga dalka, Abaaraha, Shirkii Golaha Wadatashiga…
Baydhabo-{WMN}- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa maanta hoygiisa kulan kula yeeshay Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam Madoobe.…
Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor Oo James Swan Kala Hadlay Arimaha Amniga ee Dagaalanka Al-Shabaab
Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, ayaa Maaanta magaalada Muqdisho kula kulmay Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan. Madaxweynaha iyo Ergayga ayaa ka…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…










