Baydhabo-{WMN}-Maamulka Ukraine ayaa helay goob xabaal wadareed ah oo u dhow magaalada dib loo qabsaday ee waqooyi bari oo ay hore u qabsadeen ciidamada Ruushka, sida uu ku dhawaaqay madaxweyne…
2022
Madaxweynaha JFS & Xoghayaha Difaaca Mareykanka oo kawada hadlay xoojinta xiriirka Amni, la dagaalanka Al-Shabaab & taageerada Washington ee Soomaaliya.
Baydhabo-{WMN}- Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Mareykanka ee Magaalada Washington waxaa ku kulmay Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud & Xogyahaha Difaaca Dalkaas Lloyd James Austin oo kawada hadlay xoojinta xiriirka Amni, nabadda…
Maxaa ay Tahay Sababta Wafdi Ka Socday Shiinaha Oo Loogu Diiday Inay Galaan Baarlamaanka UK
Baydhabo-{WMN}-Afhayeenka Aqalka baarlamaanka Britain, Sir Lindsay Hoyle, ayaa diiday codsi loo soo gudbiyey, oo ah in la galo Westminster Hall, sababo la xiriira cunaqabateynta Shiinuhu kusoo rogeen shan xildhibaan iyo…
Baydhabo-{WMN}-Laba askari oo booliis ah, ayaa loola cararay isbitaal, kadib markii lagu tooriyeeyay bartamaha magaalada London, booliska magaalada ayaa sidaasi sheegay. Tooriyeynta ayaa waxay ka dhacday meel u dhow fagaaraha…
Madaxweyne Xasan Shiikh oo lagu Edeeyay in uu hor istaagayo xiriirka Soomaaliland iyo Maraykanka
Baydhabo-{WMN}-Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa madaxweynaha Soomaaliya ku eedeeyay in uu ka shaqaynayo burburinta xidhiidhka bilawga ah ee Somaliland iyo Maraykanka. Qoraal uu ku baahiyay…










