Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Mudane Yuusuf Axmed Hagar ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Allaha u Naxariistee Marxuumiinta kala nabadoon…
2022
Dowladda Federaalka Oo Sheegtay In La Shirqoolay Nabaddoono Lagu Dilay Hiiraan
Baydhabo-{WMN}- Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa cambaareysay qaraxii lagu dilay nabadoono caan ka ahaa Gobolka Hiiraan, kuwaasi oo lagu qarxiyey deeegaanka Aaqobeey ee Gobolkaas. Wasaaradda…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Madaxweynaha Jubbaland oo kulamo kal duwan la qaatay qaar ka mid ah xildhibanda laga soo doorta jubland
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Jubaland Ahmed Mohamed Islaam ayaa kulan casho sharaf ah la qaatay Xildhibaanada Baarlamaanka ee laga soo doortay Jubaland iyo qaar kamid ah xubnaha Xukuumada ku matala Dowlada Jubaland. Kulankan…
Baydhabo-{WMN}-Tirada dhimashada iyo dhaawaca ee dagaal u dhaxeeya dalalka Kyrgyzstan iyo Tajikistan ayaa gaaray ugu yaraan 24 qof, tiro kalena ay ku dhaawacmeen Wasaaradda caafimaadka ee Kyrgyzstan ayaa sheegtay subaxnimadii…










