Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Yearly Archives
2022
Afhayeenka Aqalka Wakiillada Maraykanka oo sheegtay in Azerbaijan ay weerar gardarro ah ku qaadday dowlada Armenia
written by ATEERA
Baydhabo-{WMN}-Afhayeenka Aqalka Wakiillada ee Maraykanka Nancy Pelosi oo booqasho ku tagtay dalka Armenia, waxayna cambaaraysa weeraradii ugu dambeeyey ee ay Azerbaijan ku qaadday dalka Armenia, iyada oo ku tilmaantay inay…
Taliyha ciidanka dhulka oo jawaab ka bixiye hadalkii ka soo yeeray kooxda Al-Shabaab
written by ATEERA
Baydhabo-{WMN}-Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa ka jawaabay hadalkii Afhayeenka kooxda Al-Shabaab Cali Dheere, kaas oo xalay markii ugu horeysay ka hadlay dagaalka ay iclaamisay…
Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kulan la qaatay safiirka dalka Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya danjire Mohamed Ahmed Othman Al Hammadi. Madaxweynaha iyo Danjiraha ayaa…










