Baydhabo-{WMN}-Iran ayaa muujisay inay diyaar u tahay inay la shaqayso hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan korjoogtaynta arrimaha Nukliyeerka ee loosoo gaabiyo IAEA, iyada oo sheegtay inuu dalkeeda saaran yahay waajibaadyo…
2022
Hogaamiyha mucaaradka kenya Raila Odinga oo diiday inuu manta ka qeyb galo caleema-saarka William Ruto
Baydhabo-{WMN}- Hoggaamiyaha mucaaradka Kenya Raila Odinga ayaa diiday inuu kasoo qeyb galo xafladda caleemo-saarka madaxweynaha la doortay ee Kenya William Ruto oo maanta ka dhaceysa garoonka Kasarani ee magaalada Nairobi,…
Faah faahino laga heleyo Rasaas ay fureen Ciidamo katirsan Kumandooska DANAB oo dhimasho iyo dhawac ka dhashay
Baydhabo-{WMN}- Wararka ka imanaya Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in rasaas ay fureen Ciidamada Kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee DANAB xilli ay marayeen duledka Magaalada…
Baydhabo-{WMN}- Ciidamada dowladda Soomaaliya oo howlgallo culus ka sameeyey gobolka Shabeelaha Hoose ayaa saacadihii lasoo dhaafay deegaano horleh kala wareegay Al-Shabaab. Ciidamada Xoogga dalka ayaa gaaray deegaano dhaca miyiga…
Madaxweynaha Dowlad goboledka Jubbaland oo Muqdisho kula kulmay safiirka dowladda Imaaraadka u fadhiya Somalia
Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo magaalada Muqdisho u yimid ka qeyb galka shirka golaha wadatashiga qaran ayaa kulamo la qaatay masuuliyiin kala duwan Axmed Madoobe ayaa…
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi ka socday Safiirada Beesha Caalamka ufadhiya Soomaaliya oo uu Hogaaminayey Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Amp James Swan.…










