Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Yearly Archives
2022
Madaxweynaha soomaliya Xassan Shiikh & wafdi uu Hogaaminayo oo gaaray Kambala
written by Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay booqasho uga bilaabatay dalka Uganda ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Kampala ee Caasumadda dalkaas Madaxweyne…
Wasiirka amniga XFS oo kulan la qaatay Saraakiisha Ciidamada Qeybahooda kala duwan
written by Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}- Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Maxamad Axmad Sheekh Cali Doodishe ayaa Maanta xafiiskiisa kula kulmay Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Janaraal Odawaa Yuusuf Raage Wasiir…
Madaxweynaha soomaliya Xasan Sheekh Oo Kulan Gaar Ah La Qaadanay Dhiggiisa Yoweri Museveni
written by Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda ayaa waxaa lagu wadaa inuu kulan la qaato dhiggiisa dalkaas Yoweri Museveni Kulanka ayaa waxaa looga…









