Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
2022
Militeriga Ruushka oo duqeyn lagu hoobtay ka geystay Magaalada Zaporizhzhia ee dalka ukrain
Baydhabo-{WMN}-Sida ay sheegtay wasaaradda difaaca ee Ukraine, ugu yaraan 17 qof ayaa lagu dilay gantaalada Ruushka uu ku garaacay koonfurta bari ee magaalada Zaporizhzhia Tobaneeyo kale ayaa dhaawacmay, waxaana burburay…
Baydhabo-{WMN}-Waxaa Maanta Magaalada garoowe ee Xarunta gobolka Nugaal ka furmay shir lagu dhameystirayo colaaddii ka dhacday degaannada Saax-maygaag iyo Senge-jebiye oo ka kala tirsan goballada Nugaal iyo Sool. Shirkan oo…
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Degmo Xeebeedka Cadale ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa si diiran ugu soo dhoweeyay Degmada Cadale Xildhibaano,…
Hoos;-Dhageyso:- Barnaamijka Athiiny kydeyooy qeybtiisa 15aad waxaa looga hadlayaSida loo jaangooyo qiimaha ay tahay inaad badeecadahaaga ku iibiso .barnaamijkan waxaa iska kaashanayaan Idaacada Warsan iyo BBCMedia action,Waxaana Soo Jeedinayaa Wariye;…









