Wasaaradda Caafimaadka ee dalka Hindiya ayaa tijaabinaya tiro ka mida daawada sharoobada ee loo isticmaalo qufaca ee ay soo saarto shirkadda daawada ee Maiden ee loogu talo galay in dalalka…
Waxaa saakay oo Jimco ah Maxkamada darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ay xukun dil toogasho ah ku fulisay Askari ka tirsana ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray…
Hoos ka dhageyso Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan oo soo jeedinaayo Wariye Yuusuf Sheikh Aden ( Qalinle) Dhageyso: Warka Duhur ee Idaacada Warsan was last modified: October 7th, 2022 by…
Ciidanka Dowladda ayaa la sheegay in 19 Xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab ku dileen Tuulada Muryaale oo u dhaxaysa degaanka Basra iyo Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe kadib dagaal ka…
Golaha Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobay ayaa ku guul daraystay inay meel mariyaan qaraar la doonayey in sannadka dambe dood laga yeesho, oo lagaga hadlo tacadiyada ka dhanka ah xuquuqda…
Dowladda Soomaaliya waxay dambi ka dhigtay in la faafiyo wax kasta oo la xiriira Al-shabaab, sida Muuqaalada sawirada codadka iyo farriimaha Shabaab. Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in ay xirtay 46…