Qarax gaari ayaa goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho sida ay xaqiijiyeen goobjoogaal ka ag dhawaa halka ay wax ka dhaceen. Gaari yaallay degmada Waabari gaar ahaan Aaga Tareebiyo ayaa…
2022
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska waxay mar kale caddeyneysay inay ka go’an tahay ilaalinta iyo dhowrista xorriyadda hadalka iyo madaxbannaanida saxaafadda. Sidoo kale waxaa wasaaradda ka go’an ilaalinta xuquuqda suxufiyiinta,…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan Gurmadka Abaaraha Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo booqasho ku tegay aqalka Golaha Shacabka Norwey ayaa waxaa halkaas kusoo dhaweeyay xildhibaan Maryan Xuseen…
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Soomaaliya Md. Axmed Madoobe Nuunow (Axmed Baashi) ayaa Muqdisho kulan kula qaatay Safiirka Dowladda Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya Ambassador Larry Andre. Shirkaan oo qaatay…









