Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhageyso Warka Galabnnimo ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Yuusuf Sheekh Adan (Qalinle)
Yearly Archives
2022
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta aqalka Madaxtooyada Jabuuti kula kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle. War kasoo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Madaxweynaha Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa booqday degaannada Geyfo, Bakajeex, Qoordheere iyo Warciise oo dhowaan laga saaray Al-Shabaab. Madaxweynaha ayaa kormeeray dhamaan degaannada laga saaray Shabaab, Isagoo halkaas kulan kula…









