Baydhabo-{WMN}-Guddoomiye ku xigeenka Maaliyadda iyo Siyaasadda gobolka Hiiraan Xasan Ibraahim Cabdulle oo ay wehliso Mayarka Magaalada Beledweyne Marwo Nadar Tabaax Maalin iyo Guddoomiye ku xigeenka Amniga siyaasadda Degmadda Beledweyne Guddoomiyaha…
2022
Baydhabo-{WMN}-Warsaxaafadeed kasoo baxay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu sheegay in kadib markuu tixgaliyey baahida loo qabo in dib u habeyn lagu sameeyo Golaha Dhaqaalaha Qaranka si…
Baydhabo-{WMN}-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta aqalka Madaxtooyada Jabuuti kula kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle. War kasoo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya…
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne uu Cafis Guud u fidiyey Maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman ee xabsiyada ku xiran, Iyadoo laga duulayo faya dhawrka caafimaad ee…
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safar shaqo manta ugu amba-baxay dalka Ereteriya, xilli shalay uu kasoo laabtay dalka Masar. War kasoo baxay Madaxtooyada ayaa lagu sheegay in…
Sawiro:-Gudoomiyaha Maamulka Degmada Baydhabo ahna duqa Magaalada Abdulaahi Ali Watiin ayaa Gudoomiyey kulan looga hadlayey Xoojinta Amniga iyo dib usoo celinta Bilicda Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay.
Baydhabo{WMN} 𝗡𝗼𝘃 𝟭𝟬/𝟭𝟭/𝟮𝟬𝟮𝟮Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Ahna Duqa Magalada Mudane Abdullahi Ali watiin Ayaa Manta Shir gudoomiyey Shir looga Hadlayey Amaanka Magalada Baydhabo Shirka Amniga Degmada Baydhabo oo Todabaadkiiba mar la…








