Hoos;-Dhageyso:- BarWaa maxay xogta maalgashi ee ay u baahanyihiin haweenka ganacsatada ahi halkee ayayse ka heli karaan? Waa Maxay xuquuqda ay kugu leeyihiin Shaqaalaha ? barnaamijkan waxaa iska kaashanayaan Idaacada…
2022
Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliska dowlad Goboleedka Puntland S/Guuto Muumin Cabdi Shire ayaa maanta gudoomiyay shir looga hadlayay xaaladda amniga Caasimadda Puntland ee Garoowe. Shirka ayaa waxaa ka qaybgalay Taliye…
Shirka Amniga ee Dowlad gobaleedka Koonfurgalbeed Soomaaliya ayaa lagu Qabtay Magaalada Baydhabo
Wasiirka Wasaradda Amniga Gudaha Koonfur Galbeed Maxamed Isaaq Cabdi ayaa Guddoomiyey Shirka Gollaha Amniga Koonfur Galbeed oo ay ka qeybgaleen Agaasimaha Madaxtooyada, Gudoomiyaha Gobolka Baay, Saraakisha Laamaha Amniga qeybahooda kala…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Baydhabo-{WMN}-War Saxaafadeed kasoo baxay dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo kaashanaya dadka deegaanka iyo saaxiibada caalamka ayaa howlgal wadajir ah oo ay ka sameeyeen deegaanka Ceel…
Baydhabo-{WMN}-Wasiirka sirdoonka Iran ayaa u sheegay in waddanka ay xafiiltamaan ee Sacuudi Carabiya in aanu sii jiri doonin dammaanad qaadka Tehraan ee ku aaddan “samirkeeda istiraatiijiyadeed,” sida ay sheegtay wakaaladda…
Maamulka G/ Shabeellaha Dhexe oo soo bandhigay Ciidamo loo diyaariyay la dagaalanka Al-Shabaab
Baydhabo-{WMN}-Guddoomiyaha Gobolka Shabellaha Dhexe Axmed Meyre Makaraan Maamulka Degmada Raagacelle Xildhibaan Cabdiraxman Gacal iyo KorneylMasdile ayaa gaaray Degaanka Bakajeex ee Gobolka Shabellaha Dhexe. Guddoomiyaha iyo mas’uulyiinta la socotay ayaa waxaa…
Baydhabo-{WMN}-Ciidamada dowladda iyo dadka degaanka ee hubka qaatay oo dhawaan Al-Shabaab kala wareegay degaanka Wabxo ee Gobolka Galgaduud ayaa saaka halkaasi ka wada howlgallo iyo dhaq dhaqaaqyo ciidan. Ciidamada oo…
Baydhowy-{WMN}-Hoos ka dhageyso Barnaamijka Bandhiga Warsan Radio oo aqrinayo Wariye Nuurto Maxamed Xuseen (Bardhere) iyo Wariye Yusuf Sheikh Adan (Qalinle) Dhageyso;- Barnaamijka Bandhiga Warsan ee Idaacada Warsan was last modified: November…









