Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Odawa Yuusuf Raage ayaa xerada ciidanka kumaandooska Danab ee Ballidoogle wuxuu tababar ugu furay askar cusub oo ku biireysa ciidanka xoogga dalka. Jeneraal Odawaa…
Yearly Archives
2022
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre oo ku sugan magaalada Jabuuti ayaa kulan kula qaatay Guriga Ummadda, Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Jabuuti, Cabdulqaadir Kaamil Maxamed. Ra’iisul Wasaare Xamse oo…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in lala wareegay degaanka Wabxo iyo degaano kale
written by ATEERA
Baydhabo-{WMN}-Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya dadka deegaanka ay MAanta Al-Shabaab kala wareegeen deeggaanka Wabxo ee gobolka Galgaduud oo muddo 15 sanno ka…









