Baydhowy-{WMN}-Hoos ka dhageyso Warka Duhurnnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Abdiraxmaan Maxamed Axmed
2022
-
WARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Dowladaha Turkiga & Jabuuti oo gurmad Caafimaad Maanta soo gaarsiinaya Muqdisho
by Warsan Radio November 2, 2022Baydhowy-{WMN}-Waxaa lagu wadaa in Maanta oo Arbaco ah Magaalada Muqdisho ay gurmadyo Caafimaad oo kala duwan soo gaarsiiyaan dowladaha Jabuuti iyo Turkiga oo kamid ah dowladaha taageera Soomaaliya. Wasiirka Wasaaradda…
-
Wararka DibaddaWARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Xoghayaha Guud ee QM kala hadlay la dagaalanka Al-Shabaab
by ATEERA November 2, 2022Baydhowy-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka Al-jeeriya uga qeyb galaya Shir Madaxeedka dalalka Jaamacadda Carabta ayaa halkaas kulan kula qaatay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey António…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Deni oo la kulmay Xildhibaannadii uu sida awooda ah uga saaray Baarlamaanka Puntland
by ATEERA November 2, 2022Baydhowy-{WMN}-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo kusugan Magaalada Muqdisho ayaa xalay kulan is cafin ahaa la qaatay qaar kamid ah 8-dii xildhibaan ee laga saaray Baarlamaanka Puntland 3…
-
WARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay Shir Madaxeedka 31aad ee Jaamacadda Carabta
by Warsan Radio November 2, 2022Baydhowy-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay furitaanka meertada 31-aad ee Shir-madaxeedka Ururka Jaamacadda Carabta oo ka furmay magaalada Aljeris ee dalka Aljeeriya. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa shirkan…
-
Hoosk ka dhageyso Warka Subax ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Bilal Hilal Shueb
-
WARARKA MAANTA
Mareykanka oo cunaqabateyn saaray xubno ka tirsan Daacish-ta Soomaaliya
by Warsan Radio November 2, 2022 -
WARARKA MAANTA
Suudaan Oo Soomaaliya Ka Taageeraysa La Dagaalanka AL-Shabaab
by Warsan Radio November 2, 2022Labada Wasiir ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga soo jireenka ah ee ka dhaxeeyo labada dal ee Walaalaha ah iyo sidii Soomaaliya looga taageeri lahaa la dagaallanka Al-Shabaab.…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
-
WARARKA MAANTA
RW Xamse Oo Farriina Adag U Diray Ganacsatada Soomaaliyeed Kadib Qaraxii Zoobbe2
by Warsan Radio November 1, 2022Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre ayaa kulan la qaatay xubno ka socday Ganacsatada Soomaaliyeed oo uu kala hadlay kaallinta kaga aadan Gurmadka iyo taakuleynta dadkii ku…
