Guddoomiye Madaale Oo Shir Guddoomiyay Shirka Degmooyinka Gobolka written by Warsan Radio 02/01/2023 Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa shir guddoomiyay shirka Degmooyinka gobolka kaas oo looga hadlay sidii sanadkan cusub ee 2023 horumara muuqdo oo la taaban karo looga hirgalin lahaa Caasimadda.Shirkan waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiye ku-xigeenada Maamulka Gobolka Banaadir, Xog’hayaha guud ee Gobolka, Taliyaha Ciidanka Ilaalinta Deegaanka, Guddoomiyaasha Degmooyinka, iyo Agaasimayaal,Shirkan oo ka dhacay Aqalka Dowladda Hoose Xamar ayaa qodobadii looga hadlay waxaa kamid ahaa dardargalinta Amniga, kor u qaadista Daqliga, Nadaafada iyo Horumarinta isdhaxgalka Bulshada,Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa shirka ka sheegay in guddoomiye kaste iyo Agaasime kaste lagula xisaabtami doono mas’uuliyadda uu shacabka u hayo. Guddoomiye Madaale Oo Shir Guddoomiyay Shirka Degmooyinka Gobolka was last modified: January 2nd, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Sheekh Aadan Madoobe oo Caawa Guddi Magacaabay next post Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan You may also like DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE IDAACADA WARSAN 10/12/2021 Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho iyo faah faahin laga helay 24/07/2023 Dhageyso:-Iyadoo ay jiraan Abaaro keentay Roob la’aantii ka dhacadey gobalada Bay iyo Bakool, 12/12/2016 Hambalyada Warsan Radio ee Bilashada Bisha Barakaysan ee Ramadaan 23/04/2020 Maraykanka oo taageero buuxda u muujiyay shirka golaha wadatashiga qaran ee raysal wasaaruhu ku baaqay 27/12/2021 Dhageyso barnaamijka kulanka warsan 09/10/2021 Shirka Istaraatijiyadda Warbaahinta oo ka socda Istanbul 03/12/2022 Sacuudiga Oo Dilay Nin Weerar Ku Qaaday Fanaanii Ajaanib Ah 19/04/2020 Sawiro;- MW Laftagareen ayaa Magaalada Baydhabo kulan kula Qaatay Wasiirrada Gargaarka ee Dowlad Gobaleedyada Dalka. 15/09/2022 Waa Immisa xildhibaanada dhiman ee doorashada golaha Shacabka iyo meelaha ay ku hareen? 19/03/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.