
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay Guddiga Farsamada ee shirka dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed.
Xubnaha Guddiga ayaa waxaa kamid ah la-taliyeyaasha Madaxweyne Xasan Sheekh ee kala ah Cabdiraxmaan Baadiyoow iyo Cali Cabdi Awaare, kuwaas oo aan kasoo jeedin degaannada Koonfur Galbeed.
Hoos Ka Akhriso Magacyada Guddiga.