Guddoomiye Madaale Oo Shir Guddoomiyay Shirka Degmooyinka Gobolka written by Warsan Radio 02/01/2023 Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa shir guddoomiyay shirka Degmooyinka gobolka kaas oo looga hadlay sidii sanadkan cusub ee 2023 horumara muuqdo oo la taaban karo looga hirgalin lahaa Caasimadda.Shirkan waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiye ku-xigeenada Maamulka Gobolka Banaadir, Xog’hayaha guud ee Gobolka, Taliyaha Ciidanka Ilaalinta Deegaanka, Guddoomiyaasha Degmooyinka, iyo Agaasimayaal,Shirkan oo ka dhacay Aqalka Dowladda Hoose Xamar ayaa qodobadii looga hadlay waxaa kamid ahaa dardargalinta Amniga, kor u qaadista Daqliga, Nadaafada iyo Horumarinta isdhaxgalka Bulshada,Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa shirka ka sheegay in guddoomiye kaste iyo Agaasime kaste lagula xisaabtami doono mas’uuliyadda uu shacabka u hayo. Guddoomiye Madaale Oo Shir Guddoomiyay Shirka Degmooyinka Gobolka was last modified: January 2nd, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Sheekh Aadan Madoobe oo Caawa Guddi Magacaabay next post Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan You may also like Jabuuti oo saxeexday heshiis ay ku sameysaneyso dayax-gacmeed 10/01/2023 Wiil Soomaali ah oo dil iyo dhaawac loogu geystay dalka Canada 05/04/2021 Ciidamada dowladda oo dagaal kula wareegay degaano katirsan Gobolka Hiiraan 01/02/2023 Ra’iisul Wasaare Rooble oo guddoomiyey Shirka sanadlaha ee guddiga fulinta amniga iyo caddaaladda 01/12/2020 Maareeyihii hay’adda Is-gaarsiinta Qaranka Soomaaliya oo is-casilay 17/07/2020 Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la kulmay odayaasha Degmada Waajid 20/06/2021 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 19/01/2021 Mareykanka oo Soomaaliya cunaqabateyn ugu hanjabay Madaxda 12/01/2022 Dhageyso: Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 31/10/2023 Is-barbardhig hannaankii doorashooyinka 2016 iyo 2020, Maxay ku kala duwan yihiin? 03/10/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.