Guddoomiye Madaale Oo Shir Guddoomiyay Shirka Degmooyinka Gobolka written by Warsan Radio 02/01/2023 Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa shir guddoomiyay shirka Degmooyinka gobolka kaas oo looga hadlay sidii sanadkan cusub ee 2023 horumara muuqdo oo la taaban karo looga hirgalin lahaa Caasimadda.Shirkan waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiye ku-xigeenada Maamulka Gobolka Banaadir, Xog’hayaha guud ee Gobolka, Taliyaha Ciidanka Ilaalinta Deegaanka, Guddoomiyaasha Degmooyinka, iyo Agaasimayaal,Shirkan oo ka dhacay Aqalka Dowladda Hoose Xamar ayaa qodobadii looga hadlay waxaa kamid ahaa dardargalinta Amniga, kor u qaadista Daqliga, Nadaafada iyo Horumarinta isdhaxgalka Bulshada,Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa shirka ka sheegay in guddoomiye kaste iyo Agaasime kaste lagula xisaabtami doono mas’uuliyadda uu shacabka u hayo. Guddoomiye Madaale Oo Shir Guddoomiyay Shirka Degmooyinka Gobolka was last modified: January 2nd, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Sheekh Aadan Madoobe oo Caawa Guddi Magacaabay next post Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan You may also like DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINRA KGS,BAYDHABO 20/01/2017 Al-Shabaab oo weerar qaraxyo ku billowday ku qaaday degaan katirsan Gobolka Galgaduud 17/06/2022 Garab kamid ah Saraakiisha Ciidamada PSF oo u wareegay dhinaca Deni 06/12/2021 Puntland oo ka hadashay dil ka dhacay Gobolka Mudug 16/01/2023 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 21/07/2019 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka warsan 04/10/2018 DFS oo sheegtay in ku dhowaad 200 oo katirsan Al-Shabaab isku soo dhiibeen 01/09/2023 Rooble oo la kulmay Gudoomiyaha cusub ee golaha Shacabka 29/04/2022 Booliska Baydhabo oo baaq la wadaagay bulshada ku dhaqan magaaladaasi 31/07/2020 Madaxweyne Erdogan oo farriin u diray dalalka Khaliijka iyo Masar 02/06/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.