Guddoomiye Madaale Oo Shir Guddoomiyay Shirka Degmooyinka Gobolka written by Warsan Radio 02/01/2023 Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa shir guddoomiyay shirka Degmooyinka gobolka kaas oo looga hadlay sidii sanadkan cusub ee 2023 horumara muuqdo oo la taaban karo looga hirgalin lahaa Caasimadda.Shirkan waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiye ku-xigeenada Maamulka Gobolka Banaadir, Xog’hayaha guud ee Gobolka, Taliyaha Ciidanka Ilaalinta Deegaanka, Guddoomiyaasha Degmooyinka, iyo Agaasimayaal,Shirkan oo ka dhacay Aqalka Dowladda Hoose Xamar ayaa qodobadii looga hadlay waxaa kamid ahaa dardargalinta Amniga, kor u qaadista Daqliga, Nadaafada iyo Horumarinta isdhaxgalka Bulshada,Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa shirka ka sheegay in guddoomiye kaste iyo Agaasime kaste lagula xisaabtami doono mas’uuliyadda uu shacabka u hayo. Guddoomiye Madaale Oo Shir Guddoomiyay Shirka Degmooyinka Gobolka was last modified: January 2nd, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Sheekh Aadan Madoobe oo Caawa Guddi Magacaabay next post Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan You may also like Golaha ammaanka Qaramada Midoobey oo shir ka yeelanaya xaalada Myanmar 02/02/2021 Ra’iisul Wasaaraha oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay Amniga Badaha (Sawirro) 28/06/2017 Dhageyso: Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan 13/01/2023 Dhageyso:-Munaasabad lagu daah furayey company la gu magacaabo Bay iftiin waste management company oo ka dhacdey Magaalada Baydhabo 29/06/2021 Dhageyso: Barnaamijka Hambalyada Iyo Salaamaha. 23/12/2022 Qoxootigii dib ugu soo laabtey Magaalada Baydhabo ee ka yimid Dalka Kenya oo codsadey in gar gaar loo sameeyo. 21/06/2022 Akhriso+Sawiro:-Xasan Cali Khayre Oo Cadaado Kula Kulmay Hoggaanka Dhaqanka 27/06/2019 Wasaarada Caafimaadka oo shaacisay tiro hor leh uu soo ritey cudurka Covid 19 02/03/2021 Dhageyso;- Warka Duhur ee Idaacada Warsan 31/07/2022 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 08/11/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.