Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo kanhadlay weerarkii ka dhacay Shabeellaha Dhexe written by Warsan Radio 06/01/2023 Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo ku hadlaya Afka Goleyaasha Maamulka iyo Shacabka Hirshabeelle ayaa ka tacsiyeeyay geerida ciidamadii iyo saraakiishii saaka ku dhintay weerarkii ay Al-Shabaab ku qaaday deegaanka Hilowle gaab ee hoos yimaada degmada Ruunirgood we Gobolka Shabeellaha Dhexe.War saxaafadeed kasoo badly Madaxtooyada Hir-Shabeelle ayaa lagu sheerly in Madaxweynaha xusay in Al-Shabaab oo saaka weeraro ku biloowday qaraxyo kusoo qaaday fariisimaha Ciidamada iyo kuwa deegaanka ee ku sugnaa deegaanka Hilowle Gaab lagu jabiyay khasaarana lagu gaarsiiyay.Madaxweynaha ayaa sheegay in la dardargalinayo howlgallada ka Dhaka ah Shabaab, waxaana uu shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay inay ka qeybgalaan dhameystirka howlgallada socda.Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa Alle uga Saraakiishii iyo Askartii naftooda ku waayay difaac dalka dadka iyo diinta inuu hoygooda ka yeelo Jannatul Firdowsa, Inta dhaawaca ahna uu Eebbe u boogo dhayo. Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo kanhadlay weerarkii ka dhacay Shabeellaha Dhexe was last modified: January 6th, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post MD Xasan Sheekh oo sheegay inay jiraan rag ka tirsan AS oo hab qabiil lagu difaaco next post Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan. You may also like Dhageyso:-Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan 26/12/2021 RW Rooble “Xukuumaddu waxay deg deg uga howl-geli doontaa una soo bandhigi doontaa qorsheyaasha doorashooyinka” 01/05/2021 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 17/12/2018 Xukuumadda Somalia oo ka hadashay qiimo kororka ku yimid Shidaalka 06/03/2022 Dad ka barakacay fatahaad uu sameeyay webiga Jubba 29/04/2020 SAWIRO:-Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqday Xerooyin kuyaalla Baydhabo 01/06/2022 Tirada Dadka Cudurka Coronavirus Dunida uu Ku Dhacay oo Ka Sare Maratay 7 Milyan 08/06/2020 Cali Guudlaawe oo Ciidamo Cusub Tababar u soo xiray 22/01/2024 Akhriso:-Khudbadii ugu hadal heynta badneyd ee Musharax Puntland 07/01/2019 Maxaa u qabsoomay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Sanadkaan? 18/12/2023 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.