Wafdi horudhac u ah safarka Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Baydhabo written by Warsan Radio 15/01/2023 Wafdi uu hogaaminaayo Agaasimaha Guud Madaxtooyada Soomaaliya Xuseen Sheekh Maxmuud ayaa Maanta lagu soo dhoweeyey Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.Agaasimaha Madaxtooyada Koonfur Galbeed Cabdifataax Mahad Cabdirahmaan, Maareyaha Garoonka Diyaaradaha Dr Shaati-Gaduud Salaad Mohamed Muktaar, Siyaasiyiin, Sarakiil Ciidan iyo qeybaha kala duwan Bulshada ayaa wafdiga Baydhabo kusoo dhoweeyey.Agaasime Hussein Sheikh Mohamuud ayaa socdaalkiisa Baydhabo ku qotama hordhaca Wafdiga Madaxweynaha Jamhuuriyada iyo ka qeybgalka Shirka Dib-uheshiisiinta Koonfur Galbeed. Wafdi horudhac u ah safarka Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Baydhabo was last modified: January 15th, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika next post Axmed Madoobe oo kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha Jabuuti You may also like Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan 18/05/2023 Madaxweyne Trump oo baajiyey Shirweynaha xisbi xaakimka Jamhuuriga 24/07/2020 Maamulka Gobalka Banaadir Iyo Gadiidleyda Muqdisho Oo Go’aan Cusub Soo Saaray 03/05/2020 In ka badan 20 qof oo ku geeriyootay roob daad wattay oo ka da’ay dhulka Dowlad-deegaanka 05/11/2023 DHAGEEYSO:-WARKA FIIDNIMO EE IDAACADA WARSAN. 16/04/2019 Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbland Oo Muqdisho soo Gaaray Iyo Soodhaweyn Loo Sameeyay 01/09/2020 Ganacsade xaley lagu dilay Muqdisho iyo raggii dilka fuliyey oo iyagana la dilay 27/04/2020 Maxkamada ciidamada qalabka sida oo xukun ku riday dadkii ka dambeeyay weerarkii xabsiga dhexe 25/10/2020 Faah faahin: Dagaalkii lagu hoobtay ee Gobolka Shabellaha Hoose 04/04/2021 Dhageyso:_Dood ku saabsan ahmiyadda ay u leedahay ka qayb galka bulshada ee dimuqraadiyadda dastuuriga ah 22/04/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.