Wafdi horudhac u ah safarka Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Baydhabo written by Warsan Radio 15/01/2023 Wafdi uu hogaaminaayo Agaasimaha Guud Madaxtooyada Soomaaliya Xuseen Sheekh Maxmuud ayaa Maanta lagu soo dhoweeyey Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.Agaasimaha Madaxtooyada Koonfur Galbeed Cabdifataax Mahad Cabdirahmaan, Maareyaha Garoonka Diyaaradaha Dr Shaati-Gaduud Salaad Mohamed Muktaar, Siyaasiyiin, Sarakiil Ciidan iyo qeybaha kala duwan Bulshada ayaa wafdiga Baydhabo kusoo dhoweeyey.Agaasime Hussein Sheikh Mohamuud ayaa socdaalkiisa Baydhabo ku qotama hordhaca Wafdiga Madaxweynaha Jamhuuriyada iyo ka qeybgalka Shirka Dib-uheshiisiinta Koonfur Galbeed. Wafdi horudhac u ah safarka Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Baydhabo was last modified: January 15th, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika next post Axmed Madoobe oo kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha Jabuuti You may also like Dowladda Soomaaliya oo martiqaad u sameeysay maalgashadeyaal shisheeye. 13/12/2021 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 22/04/2021 Dhageyso: Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan 30/04/2023 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 02/12/2021 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 18/07/2021 Dhageyso;- Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan 21/07/2022 Raysal wasaaraha Soomaaliya oo u hambalyeeyay Senatarada maanta lagu doortay magaalada Muqdisho 29/09/2021 Dhageyso:-Barnaamijka Arimaha Bulshada gaar ahaan Beeraha 15/09/2020 Çumar Filish oo sheegay in Ciidamo gaar ah loo sameeyay la dagaalanka Maandooriyaha 06/03/2022 Shirka Ansixinta Istiraatiijiyada Qaranka oo ka Fumay Magaalada Muqdisho 20/08/2023 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.