
Hoos ka Dhageyso: Barnaamijka Bandhiga Idaacada Warsan oo idin soo jeedinaayo yuusuf Sheikh Ade.
Hoos ka Dhageyso: Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan Tabiye Yuusuf Sheikh Aden.
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan qaraxyo ismiidaamin ahaa oo lagu weeraray Saldhigga Ciidamada Itoobiya oo kamid ah howlgalka ATMIS ku leeyihiin Xerada Kabaaso ee degmada Dolow…
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo kaashanaya saxiibada Caalamiga ah ayaa Maanta howlgal qorsheysan ku qaaday deegaanka Baladul Amiin ee gobolka Shabeelaha Hoose, halkaas oo la sheegay inay ku sugnaayeen Xubno…
Afar askar oo ka tirsan ciidamada Uganda ayaa muddo lix maalmood ah is qarinayey, si ay uga badbaadaan Al-Shabaab oo la wareegtay saldhiggoodii Buulo Mareer ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Afhayeen…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Hoos ka Dhageyso: Wraka Fiidnimo ee Idaacada Wrasan oo idin soo jeedinayo Yaxye Hiilsan.
Hoos ka Dhageyso: Barnaamijka Bandhiga ee Idaacada Warsan oo idin soo jeedinaayo Yaxye Hiilsan.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre oo garowsan qiimaha iyo mudnaanta ay leedahay sanad guurada 63—aad ee Gobannimada, Midnimada iyo dhalashadii Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa waxa uu magacaabay…
Hoos ka Dhageyso: Wraka Duhurnimo ee Idaacada Wrasan Tabiye Yuusuf Sheikh Aden.
