
Hoos ka Dhageyso: Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan oo idin soo jeedinayso Muna Hussein.
Wararka ka imaanya magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaal ka dhacay tuulooyin ka tirsan deegaanka Baardheere oo ku yaalla duleedka Koofureed ee Magaaladaasi . Dagaalka ayaa…
kulanki Golaha shacabka ee maanta oo buuq kusoo dhammaaday kadib markii ay xubnaha isku khilaafeen agendaha shirka oo guddiga joogtada uu ka dhigay inuu wasiirka amniga hor yimaado oo su’aalo…
Hay’adda cunnada Adduunka ee WFP ayaa dadka qaxootiga ah ee ku nool xeryaha Dhadhaab u sheegtay in raashinkii deeqda ahaa ee la siin jirey qaxootiga la dhimayo 20% laga billaabo…
Dab xooggan oo xalay ka kacay suuqa Taywaan ee magaalada Jigjiga ayaa qayb ahaan la xakameeyay in kastoo aan weli lagu guulaysan demintiisa. Dabka oo si xawli ah uga holcaya …
Wararka ka imaanaya Degmadaa Afgooye ee gobolka shabeelaada Hoose ayaa sheegaya in gabi’aahanba Goobihii ganacsiga Suuqa degmada Afgooye uu saakay xiran yahay Wararka ayaa sheegaya in Ganacsatada Suuqa degmadaa Afgooye…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Hoos ka Dhageyso: Barnaamijka Fanka iyo Suugaanta Idaacada Warsan, Waxaan idin soo diyaariyay Yuusuf Sheikh Aden waxaana todobaadkaan Marti ku ah Mukhtaar Sheikh Aden Dalmar. Dhageyso: Barnaamijka Fanka iyo Suugaanta…
Hoos ka Dhageyso: Barnaamijka Bandhiga Idaacada Warsan oo idin soo jeedinayso Nuurta Mohamed.
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland ayaa qabaty looga hadlay amniga ee Puntland, gaar ahaan Amniga Magaalada Garowe ee Caasumadda Puntland, waxaana intii shirku socday looga wada hadlay xaaladda…
