
Hoos ka Dhageyso: Barnaamijka Waxbarashada Idaacada Warsan oo idin soo jeedinaayo Mohamuud Nuunoow Mohamed.
Waxaa lagu guda jiraaa Maalmihii Hilib Warka ee bisha caarafo ee dabaaldaga ciidul Adkha.Waxaa meelkasta ku gowracan xoolo iskugu jira lo’, geel , Ari kuwaas oo gaaraya kumanaaan.Wadooyinka Baydhabo Markaad…
