
Qeybta 7aad Barnaamijka iskaashiga Somaliya iyo Mareykanka oo looga hadlaayo Hooyada iyo Caruurta Ku jira Xiriyaha Barkacayaasha.

Qeybta 7aad Barnaamijka iskaashiga Somaliya iyo Mareykanka oo looga hadlaayo Hooyada iyo Caruurta Ku jira Xiriyaha Barkacayaasha.
Hoos ka Dhageyso: Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo idin soo jeedinaayo Bashiir Mohamed.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Xildhibaan katirsan Golaha Shacabka Shariif sheikh Axmed ayaa si xoogan uga hadlay colaad Beeleedyada kajira degaannada hoostaga degmada Cadalle, sigaar ah dilka loo geystay Macalinka…
Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan kumaandooska ilaalo qaran ayaa howlgal qorshaysan oo ka dhan ahaa Ururka Al-Shabaab ka sameeyay dhulka howdka ah oo u dhaxeeya degmada Galcad iyo deegaanka…
Wakaalladda Wararka REUTERS ayaa baahisay in Gantaal lagu weeraray Saldhiga Ciiddanka Cirka Cayn Al-Asad ee Gobalka Ambar ee Galbeedka dalka Ciraaq.REUTERS waxay ka soo xigatay Ilo Milliteri in Duqeyntaasi kadib…
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur oo ay wehliyaan wasiirka amniga dowlad goboleedka Koonfur Galbeed iyo Taliye ku xigeenka Ciidanka xoogga dalka ayaa kormeer ku tagay…
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa soo saartay Digniin cusub oo ku socota dadka degan xeebaha deegaannada Maamulka, waxaana lagu wargeliyay in Roobab dabaylo wata ay kusoo Food leeyihiin saacadaha soo socda…
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Soomaaliya Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kala hadlay waxgaradka, dubabka dhaqanka iyo Haweenka Gobolka Bakool qorshaha Qaran ee dagaalka Al-Shabaab iyo xoreynta deeganada Koonfur GalbeedMadaxweyne Laftagareen ayaa…
Shirkii qaddiyada Falastiin ee shalay ka furmay dalka Masar ayaa waxa uu ku soo dhamaaday Khilaaf, iyado in la isku fahmi waayey qaabka loo dhigayo Qoddobada lagu shaacinayo Bayaanka qadajirka…
Rag hubeysan oo maleeshiyo beeleed ah ayaa habeenimadii xalay aheyd meel ku dhow deegaanka Xaaji Cali ee Gobolka Shabeellaha Dhexe waxa ay ku dileen Macallin Dugsi Qur’aan iyo xertiisa, waxaana…