Hoos ka dhageyso Barnaamijka oo caawa aqrinayo wariye Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
November 2023
-
WARARKA MAANTA
Ra’iisal Wasaare Xamse oo gaaray degmada Dooloow ee gobolka Gedo
by Warsan Radio November 20, 2023Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer uu ugu kuur galayo xaaladda bini’aadanimo ee ka dhalatay roobabka daadadka wata ee ka da’ay qeybo kamid ah gobollada dalka,…
-
WARARKA MAANTA
Israa’iil oo baahisay muuqaal ku saabsan dadka Xamaas afduubatay
by Warsan Radio November 20, 2023Milatariga Israa’iil ayaa siidaayay muuqaal kaamirooyinka CCTV-ga ah oo muujinaya laheysteyaal Israa’iiliyiin ah oo la geynayo isbitaalka al-Shafa, oo ah isbitaalka ugu weyn Qasa, kaddib weerarradii 7-dii Oktoobar ee Xamaas.…
-
WARARKA MAANTA
Ciidanka Kumaandooska Gor Gor oo Sheegay inay dileen xubin sare oo AL-Shabaab ka tirsan
by Warsan Radio November 20, 2023Ciidanka Kumaandooska Gor Gor ururka Saddexaad iyo Ciidanka degaanka ayaa howlgal ay ka fuliyeen galbeedka Xarardheere waxaa ay sheegeen inay ku dileen xubin sare oo Al-Shabaab iyo dagaalamaayal la socday.…
-
WARARKA MAANTA
Ciidanka Ammaanka Puntland oo Sheegay inay gacanta ku dhigeen Qaraxyo
by Warsan Radio November 20, 2023Ciidanka Hoggaanka Baarista Dambiyada dowlad goboleedka Puntland ee katirsan ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen koox ka tirsan Daacish oo Qaraxyo ku diyarinayay Magaalada Boosaaso. Ciidamada ayaa…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Landon gaaray iyo ujeedka sacdaalkiisa
by Warsan Radio November 20, 2023Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada London ee xarunta dalka Ingiriiska. Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigiis ayaa waxay ka qeyb-galyaan shirka…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
-
WARARKA MAANTA
MW Xasan oo kulan sagootin ah la yeeshay Safiir muddo xileedkiisa Idlaaday
by Warsan Radio November 19, 2023Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan sagootin ah u sameeyay safiirka Kenya u fadhiya Soomaaliya, Maj Gen (Rtd) Thomas Chepkuto, oo dhameystay muddo xileedkiisa danjirimo. Mudane Xasan…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Lafta-gareen iyo wafdi la socday oo gaaray Diinsoor + ujeedka
by Warsan Radio November 19, 2023Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, Wasiirka gaashaan-dhigga XFS, qaar ka mid ah golaha wasiirada koofur gabeed iyo masuuliyiin kale ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey maanta Magaalada Diinsoor…
-
WARARKA MAANTA
Dil toogasho oo saaka lagu fuliyay Ninkii dilay Cabdullaahi Cali Huday
by Warsan Radio November 19, 2023Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa saaka oo Axad ah dil toogasho ah ku fulisay Cabdisalaan Cali Axmed oo dhawaan magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ku dilay Wiil la dhashay Taliyaha…

