Madaxa Golaha KMG ee haya Talada dalka Sudan, ahna Taliyaha Guud ee Ciiddanka dalkaasi, Jeneral C/Fataax C/raxmaan Al-Burhan ayaa dib ugu laabtay Caasimadda KMG ee Port Sudan.Jeneraal Al-burhaani ayaa booqasho…
2023
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada, bahda fanka iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay abwaankii iyo fannaankii Soomaaliyeed ee Marxuum Axmed…
Taliska CXD oo faah faahin ka bixiyay Dagaalkii cuslaa ee ka dhacay Daaru-nicma
Taliska ciidanka xoogga dalka ayaa faah faahin ka bixiyay dagaalkii xoogganaa ee shalay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwa macwiisleyda iyo dagaalamayaasha Al-Shabaab ku dhexmaray deegaanka Daaru-nicma ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.Taliyaha…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Madaxaweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in saraakiil milateri loo xirxiray tillaabooyinkii ay dhawaan ciidamadu uga soo baxeen saldhigyo ku yaal deegaanno ka tirsan Galmudug oo markii…








