Bilan Media waxa ay qabaneysaa tartan loogu talagalay gabdhaha saxafiyiinta Soomaaliyeed ee xirfadda leh samee hal sheeko saameyn leh oo ku guuleyso $1,000! Bilan Media is launching a competition for skilled Somali women journalists submit one impactful story and win $1,000!
July 2025
-
WARARKA MAANTA
Wasiirka Arrimaha Gudaha Hirshabeelle iyo Maareeyaha NIRA oo kormeeray Xarunta Cusub ee Jowhar
by Warsan Radio July 17, 2025Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Dowlad-goboleedka Hirshabeelle, Mudane Cabdirahman Daahir Guure (Karoorre) iyo Maareeyaha Guud ee Hayโadda NIRA, Mudane Cabdiweli Cali Cabdulle (Timacadde) ayaa maanta si wadajir ah u kormeeray xarunta…
-
WARARKA MAANTA
๐๐จ๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐๐๐ ๐จ๐จ ๐๐ง๐ฌ๐ข๐ฑ๐ข๐ฒ๐๐ฒ ๐๐๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐ ๐๐ฌ๐ค๐๐๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐ ๐๐ก๐๐ช๐๐๐ ๐๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ฎ๐ซ๐ค๐ข๐ ๐.
by Warsan Radio July 17, 2025Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo uu guddoominayay Raโiisul Wasaare Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta ansixiyay heshiis is-afgarad ah oo ku saabsan iskaashiga dhinacyada shaqada, shaqo-siinta, iyo horumarinta awoodda shaqaalaha…
-
WARARKA MAANTA
R/W Xamsa oo faray in gurmad deg deg ah la gaarsiiyo dadka ku nool Gobolka Awdal
by Warsan Radio July 17, 2025Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii todobaadlaha ahaa, ayaa ka hadlay sidii loogu gurman lahaa dadka ay abaartu saameysay ee gobolka Awdal, gaar ahaan degmooyinka Saylac,…
-
WARARKA MAANTA
Dagaal xooggan oo saaka ka socda deegaan hoostaga degmada Ceelbuur.
by Warsan Radio July 17, 2025Dagaal xooggan ayaa saaka ka qarxay deegaanka Meersiis oo ka mid ah deegaannada hoostaga degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud halkaas oo ay ku dagaalamayaan beelo wada dega deegaankaasi. Dagaalkan ayaa…
-
Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda hawlaha guud, dib-u-dhiska iyo Guriyeynta, Mudane Siciid Maxamed Maxamuud-Xayd, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qeybgalaya Shirka Sanadlaha ah ee 44-aad ee Guriyeynta Afrika (44th Annual General Meeting…
-
WARARKA MAANTA
Puntland oo cadeysay inaysan aqoonsaneen dhismaha SSC Khaatuma.
by Warsan Radio July 17, 2025Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyadda Puntland ayaa si rasmi ah u shaacisay mowqifkeeda ku aaddan dhismaha maamulka SSC-Khaatumo, iyadoo ku dhawaaqday in aysan Puntland aqoonsanayn maamulkaasi illaa laga qabto…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha ku meel gaarka ah ee Suuriya, Axme Al-Sharaa oo eedeyn u jeediyay Israaโiil
by Warsan Radio July 17, 2025Madaxweynaha ku meel gaarka ah ee Suuriya ayaa sheegay, in cid kasta oo ku xad-gudbay qowmiyadda Druze ee dalkaasi lala xisaabtami doono, ka dib iska horimaadyo ay ku dhinteen in…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Barnaamijka Barbaarta iyo Nabada Qeybtiisa 17aad
by Warsan Radio July 15, 2025Todobaadkan Barnaamijka Waxa uu ku Saabsan yahay Kaalinta ururada bulshadu ku leeyihiin nabad dhisidda Somaliya Barnamijka waxaa diyaarisay Radio Warsan iyo BBC Media Action waxaana maalgelisay Midowga Yurub (European Union).…
-
WARARKA MAANTA
Soomaaliya oo marti galisay Shirka Xubnaha Siyaasadda Ciidamada Joogtada ah ee bariga Afrika
by Warsan Radio July 15, 2025Waxaa si rasmi ah maanta Muqdisho loogu furay kulammada 34โaad ee xubnaha siyaasadda Ciidamada Joogtada ah ee Bariga Afrika (EASF), iyada oo ay tahay markii ugu horreysay ee Soomaaliya martigeliso…

