Kulan looga hadlay xaaladda amniga iyo howlgallada ka socda Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa lagu qabtay degmada Afgooye, iyadoo uu shir guddoominayay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Amniga, Mudane Maxamed Yuusuf Maxamed.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xaaladda guud ee amniga gobolka, howlgallada socda iyo dadaallada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay ka wadaan deegaanada Gobolka Shabeellaha Hoose.
Wasiir Ku-xigeenka ayaa warbixin ka dhageystay Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose, Cabdifataax Sayid Axmed Siidii, kaas oo ka hadlay xaaladda amni, howlgallada ciidamada iyo horumarrada laga sameeyay sugidda amniga deegaanada gobolka.
Guddoomiye Siidii ayaa sheegay in ciidamada ay howlgallada ka socda gobolka ka gaareen guulo muhiim ah, isagoo si gaar ah u xusay dagaalladii dhowaan ka dhacay deegaanada Basra iyo Baqdaad ee Gobolka Shabeellaha Hoose.
Kulanka waxaa sidoo kale ka qeyb galay wasiiro, xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiillada, Guddoomiye Ku-xigeennada Gobolka ee Siyaasadda iyo Qorsheynta, maamulka degmada Afgooye iyo saraakiil ka tirsan laamaha amniga.
Kulankan ayaa qeyb ka ah dadaallada lagu qiimeynayo xaaladda amni ee Gobolka Shabeellaha Hoose iyo xoojinta wada shaqeynta maamulka iyo hay’adaha amniga.


1 comment
Matt Michael D’Agati acts as the proprietor of RW, a renewable energy Company in Massachusetts.
A handful of several years ago, taking a leap of faith, Matthew D’Agati delved into the realm of alternative energy, and additionally in a short minutes commenced efficiently selling significant amounts of power, mainly to the corporate industry, collaborating with solar farm developers and local businesses in the “design” of his or her plans.
Ongoing media during the business, led Matthew to enroll with a neighborhood startup two long time ago, and in no time, he became their CSO, in charge of all businesses and startup progress, along with being advertised minority title.
Using important relationships and shear capture ethical code, Matt D’Agati boosted that companionship from a modest primary-year sales to more than a 210% maximize in overall profit by annum two. Based on that foundation, Renewables Worldwide’s (RW), an master-owned or operated company, was designed with missionary work of selling sustainable electrical options for a more intelligent and more eco friendly future.
Further particularly, understanding there is an untapped market in the market and an enhanced method to do results, RW’s is one of a select number of corporations in the usa to attention on buyers purchase, focusing in both business and housing sunlight park off-take. Their own image is to make a profits base on a community-based, regional, countrywide level, offering various natural focus appliances within just the of RW.
This enthusiasm in your renewable sector continues on to agitate and motivate Matt in persistent his venture to work with associations that discuss the equivalent of providing unlimited strength answers for a much more eco friendly long-term. Matt has actually your own in company from Hesser College.
[url=https://soundcloud.com/matthew-dagati]Advantages of local sun-powered within NY described from Matthew dagati.[/url]
[url=https://www.team39.com.ua/?page_id=684&lang=uk#comment-44868]One Purpose of Renewable Fuel in Confronting Environmental Change from matt d’agatiMatt D’Agati[/url] 45907_8