Wasiirka Waxbarashada, Dhaqanka iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Farah Sheekh Cabdulkadir Maxamed, ayaa kulan wax-ku-ool ah la yeeshay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Türkiye. Kulanka ayaa diiradda lagu…
2026
Baydhabo: Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Shariif Sheekhuna Maye, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi heer sare ah oo ka socday Guddiga Caalamiga ah ee Laanqeyrta Cas…
Wasaarada arimaha dibada ayaa Usman Ahmed Mohamed u Magacaawday Agaasimaha Waaxda Hay’adaha Caalamiga ah.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa xilka Agaasimaha Waaxda Hay’adaha Caalamiga ah (Director for the Department of International Organizations) u magacowday Usman Ahmed Mohamed, sida lagu…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, halkaasi oo ay si diiran ugu soo dhoweeyeen Hogaamiyaha Galmudug,…
Guddoomiye Jaamac oo Casho Sharaf Mahadcelin ah u Sameeyay Dhalinyaradii Garab istaagtay
Muqdisho – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jaamac, ayaa caawa casho sharaf mahadcelin ah u sameeyay dhalinyaradii ka qeyb qaadatay ololihii doorashadiisa, kaas oo ugu dambeyn uu ku…










