Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in ciidamadiisu ay fashiliyeen weerar ay maleeshiyaad ka tirsan Kooxda Al shabaab ah ku qaadeen magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Bayaan uu…
2026
Wasaaradda Awqaafta Koonfur Galbeed oo Baydhabo ka Daahfurtay Kulan looga Hadlayo Doorka Culimada ee Nabadda
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Aadan Macallin Cabdiraxmaan (Aadan Shaati), ayaa magaalada Baydhabo ka daahfuray kulan aqoon-is-weydaarsi ah oo looga hadlayo doorka culimada…
Casho Sharaf loo sameeyay Ardayda KGS ee Kaalmaha Hore Gashay imtixaankii dugsi sare shahaadiga
Waxaa magaalada Baydhabo lagu qabtay munaasabad casho sharaf ah oo lagu maamuusay ardaydii kaalmaha hore ka gashay imtixaanka Dowladda ee sanad-dugsiyeedka 2025–2026, iyadoo munaasabadda lagu bogaadiyay dadaalka, kartida iyo guusha…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Hogaamiyaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa gelinkii dambe gaaray Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug. Madaxda ayaa si…
DAGAALKII SHALAY SAAMEENTA UU KU YEESHAY BULSHADA BAYDHABO, DHAAWACYADA, BURBURKA IYO SU’AALAHA MAS’UULIYADDA – FAALO
Magaalada Baydhabo waxay maanta kasoo kabaneysaa saacado dagaal culus oo shalay ka dhacay gudaha magaalada, dagaalkaas oo u dhexeeyay ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo ciidamada taabacsan madaxweynihii hore ee Koonfur…
Madaxweynaha Zambia, Hakainde Hichilema, ayaa ku guuleystay doorashadii madaxtinimada ee dalka, isagoo helay 61.4% codadkii la dhiibtay, taas oo u xaqiijisay muddo-xileedkiisa labaad ee shan sano ah. Natiijada waxaa aroornimadii…
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, H.E. Abdisalam Dhaay, ayaa xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, H.E. Wang Yu. Kulanka…
More than 150 Somalis have been awarded Chinese government scholarships this year, the largest cohort so far, as China expands education and professional training opportunities for Somali students, government officials,…










